Cabdi Max’uud Cumar oo maanta la soo taagayo Maxkamad ka sareysa tii hore

Xili shalay maxkamad ku taalla magaalada Addis Ababa ay amartay in markii shanaad xabsiga lagu hayo madaxweynihii hore ee dawlad degaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa warar soo baxaya waxay sheegayaan in maanta maxkamad la horkeenayo mar kale. Ma cadda sababta isbeddelkan degdega ah loo sameeyey, hase yeeshee maxkamaddan ayaa la sheegayaa inay ka duwanaan … Continue reading Cabdi Max’uud Cumar oo maanta la soo taagayo Maxkamad ka sareysa tii hore